Tirinta codadka ee doorashada maamulka Galmudug ayaa lasoo gebagebeeyay hadda, waxaana si rasmi ah loogu dhawaaqay natiijada.

Xildhibaan Maxamed Nuur Gacal ayaa helay codad dhan 54 cod halka Cabdinaasir Aadan Cismaan uu helay 34 cod.

Maxamed Nuur Gacal ayaa noqonaya gudoomiyaha baarlamanka cusub ee maamulka Galmudug.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga