Caasimadda Imaaraadka Carabta ayaa weerar lagu qaaday, iyadoo la arkayay qiiq shaki galiyay dawladda Imaaraadka.

Magaalada Abu Dhabi ayay diyaaradaha la hago ee Xuutiyiintu beegsadeen waxaana ka hadashay arintan dawladda Imaaraadka.

War kasoo baxay boolsika waxa lagu xusay in goob lagu kaydiyo shidaal uu weerarka hore ka dhacay, iyadoo lagu war helay gawaadhida xamuulka shidaalka oo ololaya.

Weerar kale ayaa lagu qaaday madaarka Abu Dhabi, iyadoo dab uu qabsaday dhisme laga binaynayo gudaha madaarka caasimadda.

Kooxada Xuutiyiinta ayaa sheegatay masuuliyadda weerarada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga