Daladda ay ku midaysanyihiin mujaahidiinta ururkii SNM ee u dagaalamay dib-u-xoraynta Somaliland ayaa shaaciyay in aan la xusayn sanadkan 39-sanno guurada kasoo wareegtay aasaaskii SNM.

Madaxda daladda ayaa arintan ku sababeeyay caabuqa dunida ku faafay ee Covid-19, kaas oo in ka badan 50,000 oo qof sahayday.

Ururka ayaa qaban lahaa sanad-guurada 39-naad ee kasoo wareegtay aasaaska SNM, waxaanay ku beegnayd maalinta berri ah ee 6-da bisha April.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga