Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga cudurka Covid 19, ayaa Soo saaray warsaxaafadeed lagu joojinayo dadka ka imanaya Yurub iyo Maraykanka ee imanaya Somaliland.

Warsaxaafadeed uu soo saaray madaxwayne-ku-xigeenka Somaliland oo ah guddoomiyaha guddida ka hortagga iyo u diyaargarowga cudurka Covid-19.

Warsaxaafadeedka, ayaa u dhignaa sidan:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga