Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraddii ka qaadday muuq-baahiyaha Universal TV kadib markii uu bixiyay ganaax la dul-dhigay lalana galay heshiis cusub.

Wareegto uu ku saxeexan yahay wasiir-ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in xayiraddii laga qaaday muuq-baahiyaha Universal Somali TV. kadib markii ay telefishanka lala galay heshiis cusub.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga