Hargaysa:(SAAB)- Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland,Cabdilaahi Abokor Cismaan oo goor dhawayd Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Magaaladda Hargaysa,waxa uu si kulul uga jawaabay Mashruuc dhawaan ay kala saxeexdeen Xukuumadda Somaliya iyo midawga Yurub,kuwaas oo qaar ka mid ah la qorsheeyay in laga fuliyo Somaliland,gaar ahaana Magaalo-xeebeedka Berbera.

Wasiirku,waxa uu tilmaamay in aanay marnaba suuro-galayn inay Somaliya qalaan-qal Fulineed ku yeelato Gudaha Somaliland.

Warkaas oo faah-faahsan kala soco SAABTV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga