Xukunkii Maxkamadda Cadaalada Dunida ee ICJ ee biyaha Badweynta Hindiya kuna muransanaayeen Soomaaliya iyo Kenya, ayaa caqabad ku noqday kalluumaysiga Kenya.

Hoos-u-dhac baaxad leh ayaa ku yimi kalluumaysiga Kenya kadib go’aanka maxkmadda.

Hubanti-la’aan mustaqbal ayay wajahayaan iyadoo biyaha Soomaaliya loo xukumay ay il-kalluun u ahayd 35-kii sanno ee lasoo dhaafay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga