Nabadoon ka mid ah kwua magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu dilay hoyga uu ka degenaa magaalada oo ku  yaalay Yaqshiid.

AHU waxaagu magcaabi jiray Nabadoon Maxamed Xasan Nuur Muuse, wuxuuna ahaa dadka ka shaqeeya hawlaha dhaqanka iyo nabadda.

Raga weerarka dilka gaystay ayaa ka baxsaday goobta ka hor inta aanay ciidamada boolisku halkaas gaadhin. Mana jirto cid sheegatay masuuliyadda dilkan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga