Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres  oo boqasho ku tagey  dalka jamhuuriyada dimuqaradiga ee congo ayaa ballan qaaday inuu taageero joogto ah uu fidin doono ciidammada dalkasi  sii ay uga guuleystan maleeshiyada ay dagalka kula jiraan

Dalka congo ayaa waxa ku sugaan ciidamo  nabad ilaalin ah oo ka socda Qaramada Midoobey oo kuwaas oo gadhayaa  16,000 askari

waxaana la sheegay in ay sanadkii lagu qarash gareeyo lacag ka badan $1bilyan

Geesta kale waxaa uu boqasho ku tagey xaruumaha lagu daaweeyo dadka uu

ku dhacay xanuunka eboluhu isla markaana waxaa uu ka codsaday dadka uu  hayo xanuunkasi in ay sii degdeg ah uu tagaan xarumaha lagu daweeyo cudurka ebola

 

 

 

 

 

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga