Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland ayaa ka hadlay mawqifkeeda ku aadan go’aanka Maxkamadda Sare ee Somaliland, kaas oo ay hore usoo dhaweeyen xisbiyada mucaaradka ee Somaliland.

Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland ahna gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye oo waraysi siiyay BBCSomali ayaa soo dhaweeyay go’aanka maxkamadda isagoo sheegay in ay ku qanacsanyihiin horena ugu kalsoonaayeen Maxkmadda Sare.

Xukuumadda Somaliland ayaa rabta in la furo ururada siyaasadda, lana qabto doorashada madaxtooyada, sida uu sheegay Maxamed Kaahin Axmed.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga