Qoraal kasoo baxay xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, taas oo uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu magacaabay guddida qaban qaabada shirwaynaha 4aad ee xisbigaasi.

Guddida la magacaabay ayaa ka kooban 14 Xubnood, waxaanay u dhignayd sidan hoose:

Halkan ka akhri:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga