Xisbiga Kaah ee uu hogaamiyo madaxweynaha maamulka Puntland ayaa hogaaminaya natiijada codadka la tiriyay ee degmeda Ufeyn, halkaas oo tartan adagi uu ka dhacay.

Natiijada hor dhaca ah ee lagu dhawaaqay ahaa ah sidan:

Kaah 1687
Mideeye 1300
Sinaan iyo Cadaalad 1248
Mustaqbal 192
Horseed 180
Runcad 47
Shaqaalaha 13
Dhalinyarada 11
Ifiye 8

Weli waxa la sugayaa natiijada degmooyinka Eyl iyo Qardho oo iyagana la sheegayo in badi la tiriyay codadka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga