Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Shacabka Somalia Oo Xalay Kulan Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu Jabay Mooshinkii Laga Keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somalia Prof Maxamed Cismaan Jawaari

Xildhibaanada Ayaa Sababta Mooshinka Uu Ku Jabay Waxa Ay Ku Sheegeen Inuu Dhamaaday Waqtigii 10-Ka Maalmood Ee Uu Soo Jeediyay Aqalka Sare Oo Ka Bilaabaneyay 18 Bishan Illaa 28 Bishan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga