Xildhibaanada Golaha Shacabka ee dalka Soomaaliya iyo xubnaha ergeda ee maanta codaynaysa ayaa laga mamnuucay in ay wajiga qarsadaan inta lagu jiro doorashada Golaha Shacabka ee metelaya deegeenada Somaliland.

War kasoo abxay gudida doorashooyinka ayaa lagu sheegay in aan la ogolayn cid wajiga qarsatainta doorashada lagu jiro, xili hore ay u dhacday in murashaxiin tanaasulay ay wajiyada qarsadeen.

Inta badan dadka codaynaya ee kasoo jeeda deegaanada Somaliland ayaa qariya wajigooda marka ay codaynayaan, arintaas oo ku cusub doorashooyinka Soomaaliya ee sanadkan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga