Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeye oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland iyo xisbiga Waddani ayaa sharci Daro ku tilmaamay xubinamada koomishanka ee Cabdirashid Riyo-raac waxaana sidoo kale uu u jawaabay xildhibaan Siciid Cilmi Rooble iyo xildhibaan Baalaki oo arintan ka hadlay.

Xildhibaanku wuxuu eedo culus u jeediyay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoo bar-barhdigay ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo muddo kooban waddankiisa isbedelo balaadhan kaga hirgaliyay.

“Muse Biixi waa madaxweyniihi u horeyaay ee laba sanno xilka hayay ee waxba ku dhaqaqin ee halkiisi taagan” ayuu yidhi xildhibaanku.

Muranka xubnaha cusub ee komishanka doorashada ayaa wlai taagan. iyadoo xaalad siyaasadeed oo qasani ay ka jirto Somaliland.

WARKA XILDHIBAANKA GOOOR DHOW KA DAAWO SAABTV, IYO BARAHA AANU KU LEENAHAY INTERNETKA.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga