Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia Axmed Ciise Cawad Oo Ku Sugan Sacuudiga Ayaa Warbaahinta U Sheegay In Wada Hadalo Toos Ah Ay U Bilaabmeen Dawladaha Somalia Iyo Imaaaraadka Carabta.

Mar Uu Ka Jawaabay Su’aal Warbaahintu Waydiisay Oo Aheyd Madaama Uu Xumaaday Xidhiidhka Somalia Iyo Imaaaraadka In Ay Jiraan Dowladdo Isku Dayaya In Ay Dhaxdhaxaadin Ka Galaan, Ayuu Sheegay In Ay Bilaabmeen Wadahadalo U Dhaxeeya Labada Dowladood Laakiin Aysan Jirin Cid Dhaxdhaxaadineysa.

Wada Hadallada Ayuu Sheegay In Hadda Meel Wanaagsan Marayaan Inkastoo Sida Uu Hadalka U Dhigay Aysan Jirin Kulamo Loo Balamay Oo Waqti Leysla Qorsheeyay Dhacaya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga