Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland ayaa dhagax dhigay xarunta shaybaadhka biyaha taasi oo laga hirgalinayo gudaha Wasaaradda Biyaha.

Geesta kale, wasiirka ayaa furay tababar ay haayada Oxform uqabanayso shaqaalaha wasaarada iyo haayadaha la shaqeeya, tabarkaas oo ku saabsanaa sidii tamarta cadceeda looga faa’iidaysanlahaa.

WARKAN GOOR DHOW KA DAAWO SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga