Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka ee Soomaaliya ayaa eedaymo u jeedisay maamul goboeedyada Soomaaliya.

Xaliimo Ismaaciil (Yarey) ayaa dawlad goboleedyada ku eedaysay in aanay liisaskooda kusoo darin haweenkii loo qoondeeyay kuraasta qaar, marka laga reebo maamulka Puntland, waa sida ay hadalka u dhigtaye.

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqday maamulada in ay haweenka siiyaan qoondadooda, iyadoo raysalwasaare Rooble-na uu u sheegay dawlad goboleedyada in ay haweenka siiyaan kuraasta loo asteeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga