Wararka Nagasoo gaadhaya Magaaladda Berbera ayaa sheegaya in uu Gubtay Mid Kamida Wiishashkii ay dhawaan Keentay Shirkadda Dp World oo Gacanta Ku Haysa Marsadda Magaaladda Berbera.

Wariyaha saab tv ee Magaaladda Berebera ayaa Sheegaya in ilaa Hadda Lala Tacaalayo Bakhtiinta Wiishkaasi.

 

Wixii Warar ah ee Kasoo Kordha Kala Soco SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga