Booliska dalka Australia gaar ahaan gobolka Queensland ayaa toogasho ku dilay wiil Soomaali ah oo da’diisa lagu sheegay 22, sida ay ku warantay warbaahinta deegaanku.

Raage Maxamed Cabdi ayay boolisku ku eedeeyeen in uu booliska khatar galiyay kuna hubaysnaa tooray, iyagoo sidoo kale eedaymo hore usoo jeediyay.

Qoyska uu ka dhashay wiilka la dilay ayaa sheegay in wiilkoodu aanu galin wax danbi ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga