Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibadda Waddanka Eritrea Cismaan Saalax Maxamed ayaa Saacadaha soo Socda La Filayaa in ay Safar Ku Imanaya Magaaladda Hargaysa.

Weftigan ayaa La Sheegay in ay Kulamo la Qaadan Doonaan Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea ayaa la Sheegay in uu Kamid yahay Gudida loo Xil saaray Wadda Hadaladda la Filayo in ay Dhawaan u Furmaan Somaliland iyo Soomaaliya.

Waa Markii ugu Horaysay oo Wefti Noon ah oo ka Socda Waddanka Eritrea Safar ku yimaadaan Somaliland.

Halkan Kala Soco Wixii Warar ah ee Kasoo Kordha Safarka Weftigani.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga