Wararka Saab TV kasoo gaadhay deegaannada u dhexeeya Dollow iyo Beled-xaawo, ayaa sheegaya in qarax lala bartilmaameedsaday wefti ka socda dawladda federaalka Soomaaliya.

Waftiga Ayaa Waxaa Hogaaminaayay Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre, Iyadoona Ay Kamid Ahaayeen Wasiir-Ku-Xigeenka Tamarta Iyo Biyaha Mr. bHilaal Ku Xigeenka 2Aad Ee Aqalka Sare Xil. Mowliid Guhaad Iyo Xildhibaano Kale.
Majirto Cid Ku Dhimatay Qaraaxaas, Balse Waxaa Jiro Dhaawac Sahlan Oo Sogaadhay Qaar Kamid Ah Xildhibaanadii La Socotay Sida Ay Sheegeen Goobjoogayaal Kusuganaa Halka Uu Qaraxu Ka Dhacay.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga