Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya ayaa maanta ka dagaysa Muqdisho, halkaas oo ay ku tagayso booqashadeedii ugu horaysay.

Raychelle Omamo ayaa la filayaa in ay kulamo la qaadato wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya, raysalwasaaraha iyo madaxweynaha mudadiisu ay dhamaatay.

Omamo waxay madaxda Soomaaliya kala hadlaysaa arimaha muranka badda iyo qodobo kale, sida telefishanka SAAB ay u sheegeen saraakiil ka ag dhow safarkan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga