Wasaaradda Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtey ganacsatada  leh garoomada kubada cagta lagu ciyaarayo baaqaasi oo ku aadana in aan la aqbalin hadal ka soo baxay ururka alshabaab hadalkaasi oo ay  ku sheegeen in ay ugu baaqayaan dhammaan bulshada in la xidho garoomada kubada cagta.

Wasaaradda Amniga ayaa sheegtay in in aan la aqbali karin  in xukuumadda oo dalka u taliso ay ururka alshabaab u soo diraan bulshada fariimo hanjabaad ah isla markaasina ganacsatadu u hogaansanto.

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga