Tirada guud ee la xaqiijiyay in uu ku dhacay Coronavirus adduunka oo dhan: Hal Milyan iyo laba boqol oo kun: 1,292,564.

Tirada guud dadka u dhintay Coronavirus adduunka oo dhan: Todobaatan kun todoba boqol iyo siddeed iyo sagaashan: 70,798.

Tirada dadka ka bogsaday Coronavirus adduunka oo dhan: Laba boqol iyo todobaatan kun, saddex boqol iyo laba iyo todobaatan: 270,372.

Dalalka ugu dhimashada badan ayaa waxaa kaalinta koowaad kujira dalka Talyaaniga oo ay ugu dhinteen in ku dhow lix iyo toban kun oo qof, balse Maraykanka ayaa ah dalka ugu badan ee qaaday cudurka Coronavirus, halkaas oo ay qaadeen in ka saddex boqol iyo afartan kun oo qof.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga