Tiradii ugu badnayd ee dad ah ayaa codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxtinimada Maraykanka. 70 million oo qof ayay kor u dhaafeen dadka imika codeeyay, waa tiradii ugu badnayd muddo ka abdan 10 sanno ee hore codkooda u dhiibata.

Dadka Maraykanka ayaa u codaynaya si ka badan sidii la filayay, iyadoo ay sii kordhayso tirada codkooda dhiibanaysaa.

Gobolada muhiimka ah ayay murashaxiintu marayaan iyagoo isku dayaya in ay hantaan codadka dadweynaha daqiiqadaha ugu danbeeya.

Website-ka ololaha madaxweyne Trump ayaa la jabsadya saacadihii lasoo dhaafay.

Wali waxa jira dad badan oo aan go’aansan cida ay u codaynayaan, sida ay tilmaamayaan xog ururinaha danbe.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga