Dawladda Yukrayn waxay diiday dalabkii ugu danbeeyay ee ka yimi dhanka Ruushka kaas oo ahaa in ay is dhiibto magaalada Mariupol ee xeebaha badda Azof dhacda.

Ruushka ayaa u qabtay in magaaladu ay saacado isu dhiibto marka la gaadho aroorta hore ee Isniinta maanta, goor ku beegan 5-ta subaxnimo wakhtiga Moscow.

Madaxweynaha Yukrayn wuxuu la hadlay Baarlamanka Israel oo uu ka dalbaday taageero caalami ah.

Saacadihii lasoo dhaafay Ruushku wuxuu duqeeyay magaalada Kyiv.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa markii ugu horaysay tegaya dalka ay Yukrayn xadka wadaagaan ee Poland.

  • Dalka Tukriga ayaa ku waramay in wada xaajood u socda Yukrayn iyo Ruushka ay meel wanaagsan marayaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga