Shir Madaxeedka 29-aad Ee Ururka Jaamacadda Carabta Oo Maanta Lagusoo Gabagabeeyay Magaaladda Dahraan Ee Dalka sacuudiga Ayaa Waxa Lagasoo Saaray Dhowr Qodab.

Madaxda Jaamacadda Carabta Ayaa Khudbadahooda Diiradda Ku Saaray xaalada ka jirta Caalamka Carabta, qadiyada Falastiin iyo colaada Yemen iyo Libiya.

 
Qaar Kamida Madaxda Ku Bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta Oo Ka Hadlay Shir Madaxeedkan Ayaa Iyaguna Khudbadahooda Ku Xusay Arrimaha Soomaaliya, Sheegayna Inay Mar Walba Garab-Taagan Yihiin Dowladda Somalia.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga