Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahnaa duqqa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, Cumar Filish, ayaa magaacaabay guddi cusub oo ka shaqayn doonta dib u furista waddooyinka xidhan ee magaalada Muqdiho. Guddidan ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaana gudoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Maxamed Tulux.

Cumar Filish ayaa hore u balan qaaday in uu furi doono waddooyinka xidhan ee magaalada Muqdihso.

Halkan ka akhriso warqaadda uu ku magacaabay gudida:

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga