Waa dhacdo ugub ah oo ay yartahay in guud ahaanba dunida la arko iyadoo dad badan layaab ku noqotay qaabka loo dilay madaxweynahan.

Madaxweynihii dalka Haiti ayaa budhcad hubaysani ay gurgiisa ugu gashay kadibna rasaas la dhacday isagoo rasaastaa u geeriyooday. Budhcadda ayaa toos ugu tagay gudaha guriga, iyagoo xafiiskiisa iyo qolka hurdada galay.

Jovenel Moïse oo ahaa 53 jir ayaan weli la ogayn sida ay raga dilay u galeen gurigiisa oo si wayn loo ilaaliyo.

Xaaskiisii ayaa sidoo kale dhaawacantay waxaana qoyska tacsi u diray madaxda caalamka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga