Virus aan wali la aqoonsan ayaa ka dilaacay waddanka ugu dadka badan caalamka ee Shiinaha.

In ka badan 130 kiis ayaa la arkay saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, iyadoo illaa saddex qof ay u dhinteen caabuqa kadib markii uu naqasku ku dhegay.

Xanuunka ayaa sidoo kale lagu arkay wadamada Japan, Koonfurta Kuuriya iyo Thailand. Guud ahaan dadka uu saameeyay ayaa gaadhaya 300 oo qof marka la isku wada daro.

Khubarada caafimaadka Shiinaha ayaa baadhaya virus-kan, oo si xawli ah u fidaya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga