Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, ayaa camabaareeyay falkii ciidamada booliska Hirshabeelle ay kula wareegeen idaacadda City FM kun xidheen tiro weriyeyaal ah oo ka hawlgalyay warbaahintaas.
Maamulka Hirshabeelle ayaa dhowrkii bilood ee ugu dambeeyay cabudhin iyo hanjabaado kula kacayay saxaafadda madaxa bannaan ee Hirshabeelle ka hawlgasha, sida uu kusoo warramayo weriyaha Saab TV sannadkan 2019, Hirshabeelle waxaa lagu xidhay weriyeyaal ka badan 10 weriye, kuwaasoo dhammaantood bilaa waaran lagu xidhay lana sii daayay bilaa Maxkamadda.
Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga