Haayadda barnaamijyada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNDP, ayaa sheegtay inay bilaabayso barnaamij samafal ah oo ay ku caawinayso dadka saboolka ah ee adduunyada.

Barnaamijkani, ayay UNDP ku magacowday ”dakhli aasaasi ah oo muddaysan”, waxaanay sheegtay in bil kasta loo baahan doono qiyaastii 199 Bilyan oo dollar, si guryaha loogu hayo dad ku dhow 2.7 Bilyan oo qof caalamka oo idil.

Maamulaha haayadda UNDP waxaa uu sheegay, in bilo loo haystay qorshahan mid aan suurtagal ahayn.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV meel kasta oo aad adduunka ka joogtid.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga