Dawladda Uganda ayaa mar kale bedeshay taliyaheedii hoggaanka u hayay ciidamadeeda ku sugan gudaha Soomaaliya, kaas oo hal sanno gudihii la bedelay.

Jeneraal Don William Nabasa ayaa ka tegay shaqada isagoobedelkiisa la keenay Jeneraal Richard Otto oo madax u noqonaya askarta Uganda ee qaybta ka ah kuwa AMISOM ee hawlaha nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya.

Dalka Uganda wuxuu leeyahay ciidamada ugu badan AMISOM ee Soomaaliya jooga.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga