Dawladda Turkiga ayaa Soomaaliya soo gaadhsiisay agab caafimaad kaas oo loogu talagalay in lagula dagaallamo ka hortagga xanuunka Covid-19.

Diyaaraddan ayaa soo caga-dhigatay madaarka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde International Airport iyadoo ay halkaasi kaga hortageen xubno wasiirro ah iyo masuuliyiinta safaaradda Turkida ee Muqdisho.

Deeqdan caafimaad, ayaa waxaa kamid ahaa qalabka neefta Oxygen-ta iyo agabyo kale, ka daawo Saab TV, wararka la xidhiidha deeqda caafimaad ee uu Turkigu Muqdisho keenay.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV, waa meesha kuugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga