Diyaarad Militari oo ay leedahay dawladda Turkigu, taas oo sidda qalab caafimaad ayaa ka degtay Muqdisho.

Diyaaraddan, ayaa sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay safaaradda Turkida ee Muqdisho, ayaa sheegay in ay diyaaraddu sidoo agab caafimaad oo loogu talagalay la dagaallanka cudurka Covid-19, taas oo lagu wareejiyay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

 

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV, waa meesha ugu dhow ee aad ka heli karto warar xaqiiqada ku sal leh.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga