Dawladda Turkiga ayaa la filayaa in ay wadamo badan oo qaaradda Afrika ah ka iibiso diyaaradaha la hago ee drone-ta loo yaqaano ee Turkiga lagu farsameeyay.

Arintan ayaa timi xili uu Turkiga maalintii Jimcaha ka furmay shirka iskaashiga Afrika iyo Turkiga oo lagaga hadlay arimo kala duwan oo la xidhiidha xidhiidhka Turkiga iyo wadmada qaaradda Afrika.

Dan dhaqaale oo wayn ayaa shirkan barbar socotay iyo ganacsiga, waxaana jira wadamo badan oo Afrika ah oo dalbaday diyaaradaha la hago ee dalka Turkiga kuwaas oo lagu tijaabiyay wadamo badan oo dagaalo ka jiraan, dhammaanna guulo ka gaadhay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga