Madaxwayne Trump oo hadda hadlaya wuxuu sheegay inaan la rumaysan karin in Biden uu ku guulaystay 80 Milyan oo cod.
Wuxuu sheegay inaanu aqbalayn in laga guulaystay, waxaanu noqday madaxwaynihii ugu horreeyay taariikhda Maraykanka ee diida in laga guulaystay.
20 bishan ayaa la filayaa inuu Biden la wareegi doono xafiiska aqalka cad, si wayn ayaa loo wada sugayaa sida xaal noqdo.
Mudaharaaddo ayaa ka socda caasimadda Maraykanka, hadda madaxwaynaha Maraykanka ee laga guulaystay Trump ayaa la hadlaya waxaanu u sheegay inaan lagaga guulaysan doorashadii madaxwanenimada, xilli uu ku dhex jiro quraaradda aanay xabaddu karin.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga