Donald Trump oo Markii ugu horraysay ka hadlay maamuus-ka-xayuubinta la damacsan yahay in lagu sameeyo, ayaa ku tilmaamay inay tahay ”wax lagu qoslo”.

Hadalkani ayuu sheegay xilli uu u safrayay gobolka Texas, xildhibaannada xisbiga Dimuquraadiga ayaa iyagu dabada ka riixaya qorshaha Trump lagaga xayuubinayo maamuuska madaxwayne, iyagoo adeegsanaya qodobka 25aad ee dastuurka Maraykanka.

Haddii maamuuska laga xayuubiyo, wuxuu noqonayaa madaxwaynihii ugu horreeyay taariikhda Maraykanka ee laba jeer aqalka wakiilladu maamuus ka xayuubin ku sameeyo.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga