Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa maanta lagu daahfuray todobaadka hal-abuurka ganacsiga (Global Entrepreurship Week) oo ay soo qabanqaabisay hay’adda Shaqodoon.

Waxa mudada uu socdo lagu lafa-guri doonaa arimo muhiima oo la xidhiidha ganacsiga iyadoo munaasibadda daah-furkana ay kasoo qayb galeen masuuliyiin badan.

WARKAN GOORDHOW KA DAAWO SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga