Dhimashada tobanaan qof ayaa lagasoo sheegayaa waqooyiga dalka Itoobiya, gobolka Tigray, iyadoo ay ka dhalatay duqayn ay ciidamada dawladdu halkaas ka fuliyeen.

Illaa 56 qof ayay xaqiijiyeen dhimashaooda kooxaha gargaarka ee gobolka ku sugani, iyadoo duqaymuhu ay mashaqao kale oo badan ka tageen.

Duqaynta ayaa ka dhacday goob ay ku sugnaayeen dad rayid ah oo ku barakacay colaadda sanadka mudada ka badan ka socota gooblka Tigrayga.

Waxa la hseegay 30 qof oo kale oo dhaawac ah.

Afhayeenka TPLF wuxuu duqaymahan ku eedeeyayraysalwasaare Abiy Axmed oo uu tilmaamay in uu dad rayid ah xasuuqay, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dawladda Itoobiya waxay ka gaabsatay in ay ka hadasho duqaymahan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga