Somaliland waxa markii ugu horeysay lagu qabanaya tartanka geela oo ku cusub waddanka iyo guud ahaan gobolka oo dhan.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi aya soo kormeeray xarun wayn oo loogu talo galay tartansiinta geela, isagoo halkaas warbixino kaga dhagaystay dadka gacanta ku haya tartarkan. Xukuumadda Somaliland iyo tan Imaaraadka Carabta ayaa labaduba gacan ku lahaa qabsoomidda tartankan.

Geela ayaa la tijaabin doonaa caanaha uu soo saarayoi iyadoo laba wakhti la lisayo. Habeenkii iyo subaxdii ayaa la lisayaa iyadoo la miisaamayo xaddiga laga liso.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga