Wararka uu Saab TV helayo, ayaa sheegay in taliyaha ciidanka Booliska Somaliland uu ku eedeeyay ilaallada guddoomiye Cirro inay rideen rasaas la riday, halka uu sidoo kale taliyuhu sheegay in askar la dhagxiyay.

Taliye Dabagale, ayaa sheegay inuu la xisaabtami doono askarigii falkaa ku kacay, isagoo sida wararku ay nagu soo gaadhayaan sheegay inuu guddoomiye Cirro qaadi doono masuuliyadda arrintaas.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga