Gabadha layidhaa Joanne Ou (歐江安), oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Taiwan, waxay si wayn ugu gacan saydhay ka xumaansha uu Shiinuhu ka xumaaday xidhiidhkooda Somaliland.
Waxay sheegtay in Taiwan ay la saaxiibayso dal kasta oo daneeyay dimuquraaddiyada iyo nabadda.
Gabadhan ayaa sheegtay inay Taiwan tahay Taiwan, taasi oo aanu maalin keliya ka talin Shiinuhu oo aanay Taiwan kamid ahayn jamhuuriyadda dadka Shiinaha.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga