Qoraal kooban oo ay barteeda Twitter soo gelisay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Taiwan, ayaa waxaa lagu sheegay inay si diirran u soo dhawaynayaan wakiilka uu madaxwayne Muuse Biixi u magacaabay dalkaasi.

”Saynisyahan siyaasadeed iyo diblumaasi sare Maxamed Xaaji”, wasaaradda arrimaha dibadda Taiwan waxay sheegtay in diblumaasigani uu wax ku biirin doono xidhiidhka diblumaasiyadeed ee dalka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga