Madaxweynaha Faransiiska ayaa mar kale ku guulaystay jagada madaxtinimada ee dalka Faransiiska.

Emanuel Macron wuxuu ka adkaaday gabadha Midigta Fog ee la tartamaysay laguna magacaabo Marine La Pen.

Arinta xiisaha leh iyo rikoodhka uu jabiyay Macron ayaa ah in uu yahay madaxweynihii ugu horeeyay ee laba jeer la doorto Faransiiska tan iyo sanadkii 2002.

Illaa 2002 may dhicin madaxweyne Faransiis ah oo laba jeer kursiga ku guulaysta, balse Macron ayaa jabiyay xayn daabkaas.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga