Sweden waxay soo saartay sharciyo cusub, waalidku intooy heshiiyaan iskii iskama qaban qaabin karo guurka carruurtiisa ama uma dhisi karo iyagoo aan raalli ka ahayn, gabadhna lama aroosi karo iyadoo 18 sanno ka yar, gudniinka oo markii horeba dembi ka ahaa dalkaasi, imika xitaa haddii lagaaga shakiyo dembiyo ayaa lagugu soo oogi karaa.

Sharciyadan cusub ee laga soo saaray dalkaasi Sweden, ayaa durba waxaa dareen ka muujiyay bulshooyinka soo galootiga ku ah dalkaasi, kuwaasi oo badankoodu ka yimi dalal inta sharciyadani reebayaanba caadi ka yihiin.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga