Dawladaha Sucuudiga iyo Imaaraadka oo ah xulafo isku dhaw oo isku aragti ah ayaa muddooyinkii danbe uu u dhaxeeyay khilaaf xoogan oo dhanka saliidda ah.

Imaaraadka ayaa diidan xadiga la rabo in loo jaan gooyo soo-saarida saliida caalamka gaar ahaan tan ururka OPEC, taas oo ay walaac ka muujiyeen xili Sucuudiguna uu wato qorshaha Imaaraadku diidanyahay.

Ururuka ayaa laga cabsi qabaa in uu sii xoogaysto khilaafka u dhaxeeya Sucuudiga iyo Imaaraadka, taas oo hadii uu ururku mawiqf isku mid ah qaadan waayo halis ku ah qiimaha saliida iyo shidaalka dunida oo keenaysa in si habqan ah qiimuhu uu u socdo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga