Wasaaradaha war-faafinta iyo waxbarashada Soomaaliya, ayaa u muuqda qaar iskaga hor yimi dhanka shaqooyinka, kadib markii wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliintu ay sheegtay, inay magacawday guddida, waxbarshada, dhaqanka iyo sayniska.

Guddiga la magacaabay, ayaa waxaa si wayn uga hor yimi, wasaaradda war-faafinta dhaqanka iyo dalxiiska, taasoo qoraal aad u kooban oo kasoo baxayna lagu sheegay in tahay shaqadii wasaaradda war-faafinta, shaqada guddigan loo magacaabay.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay adduunka iyo geeska Afrika gaar ahaan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga