Dawladda Soomaaliya ayaa si kulul u eedaysay Imaaraadka Carabta kadib qoraal kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Imaaraadka oo lagaga hadlay rabshadihii ka dhacay Muqdisho.

Wasiirka warfaafinta e Soomaaliya oo maanta hadlay ayaa sheegay in hadalka Imaaraadku uu ahaa gef, isla markaana uu caddayn u yahay in Imaaraadku uu danbiyo ka waday Soomaaliya taasna ay mar danbe caddaynta keeni doonaan. Dubbe ayaa sheegay in Imaaraadku dawladda ku-meel-gaadh ku tilmaamaa in ahayd gef wayn.

Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaanu xidhiidhkoodu wanaagsanayn muddooyinkii ugu danbeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga